DAAWO:- 10 ka Atariisho Hindiga ugu Muhiimsan Sanadka ee Biladaha Mudanaya……..

Qiimeeyntii ugu dambeeysey ayaa lagu sameeyey sanadkaan 2016 daqliga ay heeystaan ama usoo xarooday xidigaha Bollywood-ka gaar ahaan hablaha ,waxaana ay warbixintaan ka hadleeysaa 10-kii Atariisho ee ugu muhiimsanaa sanadkaan 2016 & lacagaha ay shaqeeysteen.

Atariishooyinkaan ayaa ku raaxeeysteen guulo sanadkaan , kuwa kalena waxaa ay heer sare ka gaareen Bollywood-ka maadaama ay wax badan kusoo dhex jireen xirfadaan ,waxaase yaab leh markaad aragto halka ay ku jirto Priyanka Chopra.

Priyanka Chopra sanadkaan ma qaban shaqo yar laakiin waxaad dareemeysaa in magac ka sameeysey , laakiin aan wax lacag ah soo xareeyn maxaa yeelay waxaa ay qiimeeyntaan ay kasoo gashay booska 10aad.

Shaqsiyaadkaan hada daraasada lagu sameeyey waa kuwii ugu caansanaa laguna kalsoonaa, waxaana sanadkaan usoo xarooday daqli aan caadi ahayn qaarkood.

Hadaba Hoose Kala Soco Qiimeeynta Oo Ka Bilaabaneysa Qeeybta Hoose

10: Priyanka Chopra (Net Worth: $8 Million)

Aktarada magaca ugu weeyn ka sameeysey Bollywood-ka ayaa meel aan laga filan kasoo gashay qiimeeyntii ugu dambeeysey la sameeyey ee dhanka daqliga.

Xaqiiq inay aktaradaan ay sameeysey magac weeyn  dhanka Bollywood-ka iyo Hollywood-ka waxaana ay hada heeysataa oo Account keeda ku jirta $8 Million.

Atariishadaan oo sanadii 2000 loo doortay atariishadii ugu fiicneeyd aduunka ayaa hada ku mashquulsan filimaan ,waxaase aktaradaan sido kale ay ku guuleeysatay hadiyada kala duwan ,waxaana kamid ah National Film Award, IIFA Awards, Star Guild Awards and Screen Awards.

9: Preity Zinta (Net Worth: $10 Million)

Aktaradaan oo dhalatay  31 January 1975 ayaa booska sagaalaad kasoo gashay liiskaan , waxaana ay kasoo muuqatay heerarka kala duwan ee dhanka Bollywood-ka.

Aktaradaan waxaa ay heeystaa markii cel celis ahaan ama daqligeeda la qiimeeyey $10 Million.

8: Mallika Sherawat (Net Worth: $10 Million)

Dhanka Model-ka ama soo jiidashada Aktarada loo dhaafay ee Mallika Sherawat ayaa iyana kasoo muuqatay qiimeeyntaan , waxana ay aktaradaan heeystaa daqli iska heer dhexe waaana $10 Million.

Waxaa lagu xusuustaa gabadhaan wacdarihii ay dhigtay filimkii shactarada badnaa ee Pyaar Ke sanadii 2006.

7: Dimple Kapadia (Net Worth: $10 Million)

Waa xaqiiq markaad aragteen sawirkeeda inaad soo xusuusateen filimaan badan oo aad ku aragteen Aktaradaan , waxaan ay dhaltaya 8 June 1957.

Dimple Kapadia ayaa kamid ah Hablaha doorka hooyonimada ama maamada sheekada filimka qaata sanadihii dambe  ,waxaana ay kasoo muuqatay qiimeeyntaan.

Waxaa ay ku heer tahay Atariishooyinkii kale ee ka dambeeyey waxaana ay heeystaa Aktaradaan  $10 Million.

6: Karisma Kapoor (Net Worth: $12 Million)

Gabadha kasoo jeeda qooyska wada Aflaanka ah ayaa kamid noqotay mid kamid ah shaqsiyaadka meelaha ugu wanaagsan kasoo muuqday taxahaan waxaana at Krishma heeystaa $12 Million.

Waxaa ay Aktaradaan doorarka ugu wanaagsan ee ay kasoo muuqatay kamid ah Jigar, Anari, Raja Babu, Raja Hindustani, Dil To Pagal Hai, Fiza & Zubeidaa, waana filimaan badankooda lala dhacay.

5: Ileana D’Cruz (Net Worth: $14 Million)

Ileana D’Cruz waa aktarad u badan  filamada Tamil-ka , waxaa filimada Aktaradaan ay kasoo muuqatay Pokiri, Jalsa, Kick, and Julayi.

Waxaa ay sameeysey Aktaradaan hormar fiican dhanka dhaqaale abuurka marka la fiiriyo heerka ay ka joogto daqliga sanadlaha ee la shaqeeysto.

4: Kajol Devgn (Net Worth: $16 Million)

Kajol Devgan uma baahna sharaxaaad iyo faafaahiin ,waxaan dareemayaa inaad aqoon dheer u leedahay ,waxaadse ogaataa inay heerka afaraad kasoo gashay qiimeeynta Atariishooyinka dhaqaalaha ugu badan ay heeystaan.

3: Amrita Rao (Net Worth: $20 Million)

Amrita waxaa ay kamid tahay ataariishooyinka inta badan kasoo muuqda liiskaan marka laga hadlayo arimaha daqliga,waxaana ay kamid tahay seddexda shaqsi ee ugu sameeynta badan dhanka dhaqaalaha.

Aktaradaan ayaa waxaa ay heeystaa $20 Million,waxaana ay inta badan kasoo muuqataa filimada Telugu.

2: Ameesha Patel (Net Worth: $30 Million)

Waxaa ay dhalatay 9 June 1975 , waxaana ay heer wanaagsan ka joogtaa dhanka dhaqaalaha ama daqliga aktaradaha.

$30 Million ayey Aktardaan ku heeystaa Akoonkeeda,waana lacag macquul ah oo hada ku heeysa booskaan labaad.

1: Aishwarya Rai Bachchan (Net Worth: $35 Million)

Aishwarya Rai Bachchan , waa lama taabtaan ,waxaa ay kasoo dhal Fan ,waxaa ay u dhaaxdaa Dhal Fan, waxaa ay dhalatay November 1973.

Sanadii 1994 ayaa Aktaradaan loo doortay gabadhii ugu quruxda badnaa aduunka.

header

Aflaan caan ah ayey kasoo muuqatay sida Hum Dil De Chuke Sanam, Devdas, Dhoom 2 and Jodhaa Akbar.

Liiskaan Waa 10-ka Atariisho Ee Waqtigaan Ugu Taajirsan Bollywood-ka, Waxaana Idiin Balan Qaadeynaa Inaan Idin La Wadaagno Dhanka Ragga.

T(1) T(2) T(3) T(4) T(5) T(6) T(7) T(8) T(11) Top-10- Will-Ai

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA

ISHA KU HAY SHABAKADEENA MUQDISHO TV

NAGALA SOO XIRIIR :- EMAIL:- MUQDISHOTV1@GMAIL.COM

 

ADS

WARARKA MAANTA

Riyad-Ozel-Erdogan-Sisi-Gizli-Bulusmasi-51573.riyad-Özel-erdoğan-sisi-gizli-buluşması-70634.erdogan-suud-ozel Turkiga oo jawaab kulul ka bixiyey dalab daan-daansi ah oo ka yimid xulufada Sacuudiga Ankara
- Jun 24, 2017
Dowladda Turkiga ayaa ku gacan seertay dalab ka yimid afar dal oo Carbeed oo ...
ROOB DEG DEG UDHAGEYSO| Abu Mansuur oo isku dhiibayo DFS & Dalabkii Farmaajo oo guuleystay
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay war lama filaan ah kaas oo wadaadka Mukhtaar Roobow ...
Ugand-1-640x427 SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Yuweri Musevani
- Jun 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri ...
bbc-news-2008 (1) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal
- Jun 24, 2017
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal diblomaasiyeed ...
FB_IMG_1487861780501 Sacuudiga & Imaaraadka oo diyaarinaya Qorshe Lagu Xirayo Ganacsiga Soomaalida & Xawaaladdaha oo…
- Jun 24, 2017
Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu ...
QADAAA Dhageyso| Qatar oo ka Jawaabtay Shuruudihii Sucuudiga & Xulufadiisa aykusoo Rogeen !
- Jun 24, 2017
Dalka Qatar ayaa diiday dalabkii 13-ka qodob ahaa ee ay dowladaha Carabta hordhigeen, waxaana ...
muqdisho1 Video| udoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha
- Jun 24, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha xili ay dadka isku ...
news-update- Qisadii Sadexdii nin ee Allah imtaxaamay iyo natiijadii imtaxaankaas – Qisooyin uu nabi
- Jun 24, 2017
Nolasha aduunyadu waa imtaxaan. Allah (SWT) waxa uu adoomadiisa ku imtaxaanaa imtaxaano kala duwan. ...
BRS DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka
- Jun 23, 2017
DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka فيديو ...
Khadiijo-Maxamed-Diiriye Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay Dowladda Federaalka
- Jun 23, 2017
Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboledka maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Aw Libaax ayaa xalay ...
xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx VIDEO| Argagaxiso qarxin leheyd Xaramka oo laqabtay Mid isqarxiyey Tirada waxy …….
- Jun 23, 2017
Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal ...
dabu_1 DEG DEG: Mareykanka oo Liiska Argagaxisadda aduunka ka saaray Sh Roobow Abu Mansuur
- Jun 23, 2017
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka saartay ...
Yuusuf-Garaad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhisay Soomaaliya
- Jun 23, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ...
Islow Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud
- Jun 23, 2017
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee  magaalada ...
Farmaajo-3 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda
- Jun 23, 2017
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa ...

……………

loading...