Video:- Faysal C Waraabe oo u Hadlay Sidii Trump oo kale+Weerar…….

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Faysal Cali waraabe oo kamid ah Siyaasiyiinta Maamulka Somaliland, ayaa wuxuu ka halday Doorashooyinkii Soomaaliya xiligan la doonayo inay ka Qabsoomaan, Wuxuuna sheegay inayna Gacanta kala maqnaanin doonin.

header

Dhinaca kale wuxuu sheegay in Dawlad Goboleedyada ka jira Soomaaliya ay yihiin Fidno, Wuxuuna sheegay in Beelaha Majeerteen iyo Habar-gidir ay Sheegteen Laba Dawladood iyagoo dadkii ku Noolaa Gaalkacyo Barakaciyey.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA