Al-shabaab oo la wareegay Degaanka Ximcadde ee Gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Degaanka Ximcadde oo hoostaga Degmada Ceelbuur ayaa sheegaya in Goor dhaw ay Al-shabaab la wareegeen Degaankaasi.

Degaanka Ximcadde ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa Shalay ka dhacay Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo Beelood,waxaana Dagaalkaasi ku dhintay Ilaa 20 Qof oo u badan Maleeshiyaadkii Dagaalamay.

Al-shabaab ayaa Dadka Degaanka Ximcadde u sheegay in ay doonayaan kala dhexgalka Maleeshiyada halkaa ku Dagaalamay.

Ahlusunna ayaa shalay sheegtay in ay Ciidamo kala dhexgala Maleeshiyada Dagaalamay ay u dirayaan Degaanka Ximcadde.SHABAB 2 SHABAB 33 SHABAB

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA

ISHA KU HAY SHABAKADEENA MUQDISHO TV

NAGALA SOO XIRIIR :- EMAIL:- MUQDISHOTV1@GMAIL.COM

 

ADS

WARARKA MAANTA

Riyad-Ozel-Erdogan-Sisi-Gizli-Bulusmasi-51573.riyad-Özel-erdoğan-sisi-gizli-buluşması-70634.erdogan-suud-ozel Turkiga oo jawaab kulul ka bixiyey dalab daan-daansi ah oo ka yimid xulufada Sacuudiga Ankara
- Jun 24, 2017
Dowladda Turkiga ayaa ku gacan seertay dalab ka yimid afar dal oo Carbeed oo ...
ROOB DEG DEG UDHAGEYSO| Abu Mansuur oo isku dhiibayo DFS & Dalabkii Farmaajo oo guuleystay
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay war lama filaan ah kaas oo wadaadka Mukhtaar Roobow ...
Ugand-1-640x427 SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Yuweri Musevani
- Jun 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri ...
bbc-news-2008 (1) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal
- Jun 24, 2017
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal diblomaasiyeed ...
FB_IMG_1487861780501 Sacuudiga & Imaaraadka oo diyaarinaya Qorshe Lagu Xirayo Ganacsiga Soomaalida & Xawaaladdaha oo…
- Jun 24, 2017
Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu ...
QADAAA Dhageyso| Qatar oo ka Jawaabtay Shuruudihii Sucuudiga & Xulufadiisa aykusoo Rogeen !
- Jun 24, 2017
Dalka Qatar ayaa diiday dalabkii 13-ka qodob ahaa ee ay dowladaha Carabta hordhigeen, waxaana ...
muqdisho1 Video| udoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha
- Jun 24, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha xili ay dadka isku ...
news-update- Qisadii Sadexdii nin ee Allah imtaxaamay iyo natiijadii imtaxaankaas – Qisooyin uu nabi
- Jun 24, 2017
Nolasha aduunyadu waa imtaxaan. Allah (SWT) waxa uu adoomadiisa ku imtaxaanaa imtaxaano kala duwan. ...
BRS DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka
- Jun 23, 2017
DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka فيديو ...
Khadiijo-Maxamed-Diiriye Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay Dowladda Federaalka
- Jun 23, 2017
Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboledka maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Aw Libaax ayaa xalay ...
xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx VIDEO| Argagaxiso qarxin leheyd Xaramka oo laqabtay Mid isqarxiyey Tirada waxy …….
- Jun 23, 2017
Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal ...
dabu_1 DEG DEG: Mareykanka oo Liiska Argagaxisadda aduunka ka saaray Sh Roobow Abu Mansuur
- Jun 23, 2017
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka saartay ...
Yuusuf-Garaad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhisay Soomaaliya
- Jun 23, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ...
Islow Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud
- Jun 23, 2017
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee  magaalada ...
Farmaajo-3 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda
- Jun 23, 2017
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa ...

……………

loading...