“Waqooyiga waxaan ka dhigi doonnaa Qabuuro lagu mrmi doono iney dadkunoolaan jireen” Waxaa Yiri….

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WAREYSIYO,XULKA WARARKA |

“Waqooyiga waxaan ka dhigi doonnaa Qabuuro lagu mrmi doono iney dadkunoolaan jireen” Waxaa Yiri….

Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Galmudug ee Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali “Gadaar” oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Puntland ay diideen wada-hadal iyo Nabad ka dhacda Gobolka Mudug islamarkaana Dowladda Galmudug ay Go’aan gaartay.

header

Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Galmudug ee Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali “Gadaar” ayaa sheegay in Galmudug ay Qabuuro k dhigeyso Waqooyiga Gaalkacyo islamarkaana aysan jirin wax Nabad ah oo Galmudug ay la galeyso Puntland.

Dowladda Galmudug ayaa intaa ku dartay in aan loo dulqaadan doonin  dhibaatada ay sheegeen in puntland ay ku hayaan  Shacabka Reer Galmudug Sida Hadalka Puntland ka dhigtay.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA