Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay Inuu Fashil Ku Dhammaaday Kulankii Ay La Yeesheen Farmajo

Filed under: WARARKA MAANTA |

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kufashilmay inuu wax ka dhaadhiciyo xildhibaannada Galmudug ee xilka ka qaaday madaxweyne Xaaf.

header

Xildhibaan Yuusuf Axmed Ciyow oo kamid ah mudanayaasha la kulmay Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynaha arrin aan soconeyn u keenay.

Wuxuu sheegay iney dhegaha ka fureysteen iney ka laabtaan mooshinkii laga keenay madaxweyne Xaf.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA