HAMBALYO AROOS FARXAD LEH Abshir Maxamuud dhuux yare iyo gacalisadiisa aan ka dhicin Duniyo Caddow Xassan Seefeey ..Hambalyo Hambalyo Hambalyo………..

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,LIVE TOOS AH,WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

TAHNIYAD MEHER AROOS AH

Dhamana shaqaalaha Warbahinta muqdishotv.net iyo Tafatiraha shabakada muqdisho daahir dhuux yare waxay Hambalyo ugu Wada  diray  lamadhaha dunida iska calmaday Arooska iyo Aroosada Farta iyo  faraantika  Faraska iyo geenyada Abshir maxamuud dhuux yare iyo xaaskiisa aan ka dhicin Duniyo caddow Hassan seefey oo Maherkooda ka dhacay wadanka Jarmalka Tariikhda markey eheed /6/9/2016 waxayna leeyihiin kuwii isku waara ubad khery Qaba kala hela ilaah haka dhigo Wiil iyo caano gabar lacag

 

DHAMAAN REER FAARAX MAXAMED
Xassan Faarax Carfaaye /Xassan Faarax Ali Xassan
Faarax shuute Xassan Faarax
Xassan Faarax iyo sido kale salaado Xassan Faarax / Xabiibo Xassan Faarax Xalwo Xassan Faarax /Seynab Xassan Faarax sidoo kale
Reer Ismaan Faarax Salaaado Ismaan Faarax Roodo/ Ismaan Faarax iqro Ismaan Faarax C/raxmaan Ismaan Faarax Maxamed Ismaan Faarax Iyo sido kale Cilaay Xassan Faarax Ginii Xassan Faarax iyo Ikraan Maxamed Ismaan Naciimo Maxamed Ismaan Cabdullaahi Maxamed ismaan qadro Maxamed ismaan faadumo caddow Xassan Faarax Roble Caddow Xassan Faarax Axmed caddow xassan Faarax Abukar caddow xassan Salaado caddow Xassan Nuur Caddow Xassan

 

DHAMAAN REER FAARAX SEEFEY

 

Waxey Halkan Hampalyo ugu dirayaan Duniyo Caddow Xassan Seefeey iyo saaygeeda Abshir Maxamuud dhuux yare oo Maher kooda ka dhacay wadanka Jarmalka Tariikhda markey eheed 6/9/2016 Waxeyna leeyihiin Kuwii isku waara ubad Qery Qaba Kala hela ilaah haka dhigo Aaamiin Aamiin
Maxamuud jeytee Ibrahim /Cabdullahi Jeytee Ibrahim /Hooyo Xabiibo Jeytee Ibrahim /Maxamed Jeyte ibrahim Xassan Jeytee ibrahim /Xuseen Jeytee ibrahim bintii jeytee ibrahim mowlid Maxamuud jeytee cabdi qaani maxamuud Nafiso Xassan ister Xassan Xaliimo Xassan shukri Xassan Farxiyo Ali shiikh Deeqo Maxamed Jeytee Sacdiyo Maxamed Jeytee

DHAMAAN REER JEYTEE IBRAAHIM

Waxey Halkana Hampalyo ugu dirayaan  Labada lamaane  aan ka dhacin  ee dunida iska calmaday Duniyo Caddow Xassan Seefeey iyo saaygeeda Abshir Maxamuud dhuux yare oo Maher kooda ka dhacay wadanka Jarmalka Tariikhda markey eheed 6/9/2016 Waxeyna leeyihiin Kuwii isku waara ubad Qery Qaba kala hela ilaah haka dhigo Aaamiin Aamiin

Video Collage Maker_wAvg0V

 

DHAMAAN REER DHUUX YARE

Aabe Maxamuud maxamed dhuux yare
Hooyo Fay caddow
Aabe Calasow dhuux yar /Aabe Maxamed dhuux yare iyo ilamahooda Xaliimo Maxamed dhuux yare / Salaado Maxamed dhuux Yare /Shatiifo maxamed dhuux yare cabdi maxamed dhuux yare shuute Maxamed dhuux yare/ Xassan maxamed dhuux yare/ iyo Xaaskiisa Maka Habarwaa firte Qaliifo Maxamed Yuusuf iyo Saaygeeda Xassan Cabduqaadir Xassan/ Fartuun calasow dhuux yare Faxdi calasow dhuux yare Ubax calasow dhuux yare /luuley calasow dhuux yare seed cali calasow dhuux yare /daahir calasow dhuux yare Maryan Xassan dhuux yare Xaawo Xassan dhuux yare Sacdiyo Xassan dhuux yare Jeele Xassan dhuux yare Iyo dhamaan Reer Cali dhuux yare iyo Reer Maxamed gacal Xaayoow C/raxman maxamed gacal Farxiyo Maxamed gacal Xaayow Fadumo Maxamed Gacal Xaayow Aamino Maxamed Gacal Xaayow Maxamed deeq Gacal Xayoow

dhamaan Reer dhuux yare Aan intaan lagu soo koobi karin waxay Tahniyaad u dirayaan  lamadhaha dunida iska calmaday  farta farantiga faraska iyo Geenyada  Abshir Maxamuud dhuux yare iyo  Gacalisadiisa  aan ka dhicin  ee dunida ka calmaday Duniyo Caddow Xassan Seefeey oo Maher kooda ka dhacay wadanka Jarmalka Tariikhda markey eheed 6/9/2016 Waxeyna leeyihiin Kuwii isku waara ubad Qery Qaba kala  ilaah  haka dhigo Aaamiin Aamiin

HEESTA AROOSKA NASTEEXO INDHO

 

W/Q/ DÀAHIR CALASOW DHUUX YARE

 

header

 


 

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA