Video| Daawo Xildhibaan Si deg deg ah Dowladda ugu baaqay iney soo daad gureyso Somalida Sucuudiga !

Filed under: WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Xildhibaan Cabdilaahi raage xuseen ayaa lahadlay Dowladda Somaiya isagoo ugu baaqay in wax weyn laga qabto xaaladda dhibaatada ay ku jiraan Somalida aan heysan ee ku nool dalka Sucuudiga isagoo ka codsaday dowladda Somaliya iney kasoo daabusho dalka sucuudiga uu ka dhamaaday waqtiga Dadka sharci la aanta ee loo qabtay.

header

Xildhibaanka ayaa Sidoo kale waxa uu si adag uga hadlay iney lagama maar maan tahay in loo soo gurmado Somalida kunool dalka sucuudiga gaar ahaan in maraakiib loo soo diro si Soomaalidan sharci darada ee ku nool wadanka.

Mudane Raage waa Siyaasi Aad ugu caan baxay Bini aadanimada isagoo wax badan ka qabtay dhibaatooyin heystay Somali badan oo ku nool sucuudiga.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA