DEG DEG:- Musharaxa Caan ah oo Qarka Usaaran inuu noqdo Madaxweynaha Hirshabeele ……

Filed under: WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Xildhibaanadii ugu badnaa ee kasoo Jeeda Hirshabeele ayaa Si weyn usoo dhaweeyey isla markaana ku Taageeray in Madaxweynaha maamulkaasi loo doorto Mudane C/naasir Xaaji Shirwac.

Mr Shirwac oo heyb ahaan kasoo Jeeda Beel weynta Xawaadle Gaar ahaan Cabdale ayey Xildhibaanada ay Sheegeen inuu leeyahay Himilo & Hami uuku Hogaamin Karo Umada hirshabeele.

Mudane Cabdinaasir ayaa Maalmihii ugu dambeeyey siweyn usii kordhayeen Taageerada uuka helayo Xildhibaanada hirshabeele, Sidoo kale Waxgaradka siyaasiyiinta & Aqoonyahanada kasoo jeeda Beel weynta Xawaadle ayaa siweyn Ugarabtaagan Taasoo soo dadajisay inuu helo Taageerada ugu balaaran ee Xildhibaanada Hirshabeele.

header

Mudane C/naasir Shirwac ayaa Ah shaqsi aan marnaba lagu Garaneynin Musuq maasuq & wax isdaba marin iyadoona geesta kale uu siweyn ula dagaalama Cid kasta oo lagu sheego iney Ku takri Fashay Hantida Qaranka & Tan shacabka.

Mr Shirwac ayaa Xiligan Qarka Usaaran inuu Noqdo Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Horshabeele iyadoona Hadii Hamigaasi uu roumoobo ayka Dhigan tahay in Hirshabeele ay aad unasiib badan tahay Mar hadii Majaraha uqabtay Mr Shirwac oo lagu Tilmaamo Shaqsi aan Xaqa ka Gaban oo aad ugu dhaqmo Cadaalada.

Mudane C/naasir Xaaji Shirwac Musharaxa ugu dhow Madaxweynenimada Maamulka Hirshabeele ayaa lagu Tiriyaa Siyaasiyiinta Fara Kutiriska ee Kuweyn Tahay Somalinimada Waxaana Xiligan si weyn uwada Taageersan Dhamaan Beelaha Dega deegaanada Mamaulka Hirshabeele.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA