Sawiro Taariikhi ah : Calanka Soomaaliya oo booska kala baxay midkii madoobaa ee Roobow ka dambeyn jiray muddo 10 sano ah Muqdisho

Filed under: WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Hoggaamiyihii hore ee ururka Al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta ku dhawaaqay inuu isaga baxay Ururka AlShabaab isagoo codsaday in la cafiyo. Haddaba xafladdii ka dhacday Hotelkii city Place ayaa lagu arkay isbadal weyn oo ku imaaday Sheekha markii uu ogolaaday inuu 10 sano kadib gadaashiisa kasoo muuqdo calanka Soomaaliyeed ee Buluugga ah ee xidigta leh.

header

Sheekha ayaa muddo 10 Sano ah gadaashiisa waxaa kasoo muuqanayey calanka Madow ee Al-Shabaab lagu yaqaanay, waxaana hadda muuqato in calanka Soomaaliya uu booska kala baxay midkii madoobaa ee Roobow ka dambeyn jiray kadib markii maanta Midig iyo hore laga dhigay Calanka Buluugga ah ee Soomaaliya. ROOBOOW abuu-mansuur IMG_0085 IMG_0088-2-640x480(1) IMG_0088-2-640x480 IMG_0093-2calanka-oo-is-badal

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA