DAAWO| Goolkii Fadeexadda ahaa ee Pique uu iska dhaliyey kulankii Barca-Real

Filed under: CAYAARO,WARARKA MAANTA |

Gerard Piqué ayaa kooxdiisa ka dhaliyay gool ka dib kubad si weyn ay u dhiseen Isco iyo Marcelo

Kubad koorno ka timid ayaa waxaa maamulay Isco kaasi oo baas sixir ahaa siiyay Marcelo

header

Marecelo ayaa kubaddaas ku qajafeeyay goosha Barcelona balse Gerard Piqué oo inta uu difaac is lahaa waxaa uu giliyay gooshooda waxa ayna aheyd daqiiqaddii 50-aad

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA