Dhageyso:- Qiilka Dowlad diidnimada uu Wado C/rashiid Xidig !

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa ka hadlay mushaarka ciidamada dowladda oo uu sheegay inuu yahay mid aad u hooseeyo, isla markaana askari mushaarkiisa $100dollar uu yahay inuusan waxba qaban karin.

Xiddig ayaa sheegay in lacagta ciidamada mushaar ahaanta u qaataan inaysan ku filneyn toban maalmood, sidaasi darteedna loo baahan yahay in loo kordhiyo mushaarka.

Wuxuu sheegay xildhibaanka in mudnaanta koowaad, labaad iyo tan seddaxaad la siiyo ay tahay amniga, haddana amniga inuu hagaago aysan rabin madaxda dowladda sababtuna wuxuu sheegay in askariga xuquuqdii uu lahaa inuusan helin, halka shaqaalaha rayidka iyo kuwa dowladda ay qaataan lacag ka badan kun dollar ilaa shan bosol lacag u dhaxeyso, waxayna ku jiraan mukeyf, askarigii amniga ee qoroxda taagnaana ee duurka ju jiray boqol dollar uu qaato.

“Mudnaanta koowaad waa amniga, haddana inagaa indhaha ka tuureyna, Ciidamada amniga ilaalinayay ayaan xaqireynaa, waa kuma qofka mushaar boqol Dollar, isaga iyo qoyskiisa ku noolaan karaan, shaqaalihii radyidka ahaana midka ugu yar wuxuu qaataa $400 ilaa $1000,..” ayuu yiri Xildhibaan Xiddig.

Xildhibaan Xiddig ayaa ku baaqay in mushaarka askariga ugu yar ee dablaha ah uu noqdo shan $500 dollar si loo helo askari howshiisa si daacad ah ugu soo baxo.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA

ISHA KU HAY SHABAKADEENA MUQDISHO TV

NAGALA SOO XIRIIR :- EMAIL:- MUQDISHOTV1@GMAIL.COM

 

ADS

WARARKA MAANTA

breaking-news-01 Khilaafkii wasaaradda arrimaha gudaha oo lugaha la galay mashruuc culus
- Jul 25, 2017
Khilaaf xooggan oo ka dhex abuurmay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdi Faarax Juxa ...
epa05020889 The Emir of Qatar, Tamim bin Hamad al-Thani, attends a session of the Arab-South American Countries Summit in Riyadh, Saudi Arabia, 11 November 2015. The Summit is attended by 22 Arab leaders and 12 South American countries leaders, meeting to discuss several issues including increase of trade volume and regional issues.  EPA/AHMED YOSRI Maxaa ka dhalan kara tallaalabada cusub ee uu qaaday amiirka Qadar?
- Jul 25, 2017
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan baarlamaanka Somalia una waramaayay Idaacada Dalsan ayaa ...
Shabab KASHIFAAD:- Waa Kuma Shirmadda Isgaarsiinta & Kuwa Ganacsiga ee Shabab Lacagaha Siiya !
- Jul 25, 2017
Mid ka mid ah qodobadii kasoo baxay shirkii golaha wasiirada Federaalka ee Magaalada Kismaayo ...
Farmaajo-3 Maxaa iska Badalay Fikirkii Farmaajo ee Qabyaaladda 4.5+Xog Cusub !
- Jul 25, 2017
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/lahi Farmaayo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibaatooyinka ay Soomaalidu ...
nabada55 Xiisada udhaxeysa P/Land & Galmudug oo heer Culus gaartay & Digniin loo diray…
- Jul 25, 2017
Xiisadda udhaxeysa maamuladda Galmudug iyo Puntland ayaa gaartay heer culus kadib markii ay eedeyn ...
news-update- Waa Sidee Xaaladda Deegaanadii Badda ayku soo Fatahday !
- Jul 25, 2017
Wararka ka imanaya magaalo xeebeedda Caluula ee gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in ...
farm Dhageyso:- Maxaa kala Qabsaday Madaxweyne Farmaajo & Beelaha Hawiye !
- Jul 25, 2017
Madaxweynaha dalka soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lasheegayaa in cadaadis xoogan kala kulmaayo laba ...
news Maxaad ka Ogtahay Heerka Musuq maasuqa uu Gaarsiisan yahay ?
- Jul 25, 2017
Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukuumada Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ...
sanbaloolshe1 Sanbaloolshe oo wax aan la qaadan karin ku tilmaamay in qof Maka Al-Mukarama ku ganacsanaya, nin Toora Toorow jooga baad ka qaado”
- Jul 23, 2017
C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ah Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ayaa wax ...
br Sidee loo arkaa go’aanka uu baarlamaanka ku diiday doorashada 8 Kursi
- Jul 23, 2017
Xildhibaan Ibraahim Saalax Deyfullaahi oo u waramaayay Idaacada GJ , ayaa arrin fool-xun ku ...
gas-iyo-farta Puntland oo aan Farmaajo ka helin wixii ay uga barteen madaxdii ka horeysay
- Jul 23, 2017
Maamul goboleedka Puntland ayaa kasoo dhacay fooqa sare ee darajadda maamul goboleedyadda tan iyo ...
BRS Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Hay’adaha amniga dowlada Federaalka ah ee Somalia
- Jul 23, 2017
Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Hay’adaha amniga dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa ...
Baarlamaanka-soomaaliya-620x330 Aqriso dastuurka: Yaa saxan baarlamanka iyo maxkamadda sare?
- Jul 23, 2017
Golaha shacabka ayaa shalay ansixiyay qaraar ka dhan ah g’aankii maxkamadda sare ee dalka ...
Erdogan Erdogan oo geesinimo weerar ugu qaaday Yahuuda kadib wixii ka dhacay Al-Aqsa
- Jul 23, 2017
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku eedeeyey maamulka Israel inuu awood xad dhaafa ...
muqdisho DF Somalia oo wadda qorshe AMISOM looga eryayo Muqdisho Stadium
- Jul 23, 2017
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Somalia Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa markii ugu horeysay ...

……………

loading...