Xog: Sidee ayey ku timid in shirka golaha wasiirada lagu qabto Kismaayo?

Filed under: WARARKA MAANTA |

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Shalay golihiisa wasiirada isugu geeyey Magaalada Kismaayo ee Caasimadda Maamulka Jubblanad.

header

Go’aankaan uu Kheyre soo saaray ayaa ahaa midkii ugu horeeyey oo noociisa ah oo golaha wasiirada ay shirk ku yeeshaann ka baxsan Caasimadda Muqdisho, waxayna dowladda Farmaajo noqotay middii ugu horeysay ee fikradaan hirgeliso.

Haddaba waxaa is waydiin mudan yaa ka dambeeyo in fikradaan la fuliyo, yaase markii ugu horeysay usoo jeediyey dowladda Farmaajo.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA