Sababtii uu Janaraal Qaalib Isaga Casilay Xilkii uu MD Farmaajo u magacaabay & Maamul Goboleedyada oo…

Filed under: WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Arin lama filaan ah ayaa kasoo korortay sababtii keentay in Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib uu iska casilo xil uu umagacaabay madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Jaamac Maxamed Qaalib ayaa loo magacaabay xalay Guddoomiyaha Sanduuqa Taakuleynta Ciidamada laakiin saacado kadib xilkaas ayuu iska casilay.

Wareysi uu Bixiyay Janaraalka ayuu ku faah faahiyay Sababta keentay inuu iska casilo xilkaas uu umagacaabay madaxweyne Farmaajo.

Dhanka kale, Xog lama filaan ah ayaa kasoo baxeysa khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay dowladda Soomaaliya iyo maamul goboleedka P/Land, laakiin Maamulka Koofur Galbeed ayaa ujawaabay Puntland.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA