DHAGEYSO: Hooyada Dhashay Gabdhihii Walaalaha ahaa ee lagu laayay Pizza House oo Wareysi Murugo leh bixiyay

Filed under: WARARKA MAANTA |

Hooyo Sahra Macalin Cabdi oo ah hooyadada dhashey 3 gabdhood oo labo ka mid ah ah ku dhinteen, midna ay uga dhaawacantey, weerarkii Pizza House ee habeenimadii Isniinta ina soo dhaaftey ka dhacay Muqdisho ayaa Bixisay Wareysi qiiro leh.

Hooyadan ayaa sheegtay sineysan cabiri karin dareenkeeda maadaamaay weyday habeen kaliya laba caruur ay ku soo koreysey agoonimo, midna ay dhaawac la jiifto.

Hooyo Sahra Macalin oo la hadashay VOA ayaa ka warantey, sida gabadhaheeda ay ugu dhinteen Weerarkaasi Alshabab ay geysteen, iyo sidoo kale hadaladii ugu dambeeyey ee ay is yiraahdeen.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA