Ciidanka Cabdi Ileey oo Gabdho ka Afduubtay Deegaanada Galmudug !

Maamulka deegaanka Galinsoor ee Gobolka Mudug ayaa sheegay inay heleen xog ku saabsan halka lala aaday 2 Gabdhood oo todobaad ka hor laga afduubtay deegaanka Galinsoor ee Gobolka Mudug.

Gudoomiyaha deegaanka Galinsoor Cali Saciid Axmed Cabdulle ayaa sheegay inay heleen macluumaad ku saabsan halka lala aaday 2 Gabdhood oo todobaad ka hor laga afduubtay deegaanka Galinsoor,Gudoomiye Cali Saciid ayaa sheegay in Gabdhahaasi la geeyay deegaanka Kaxandhaale oo ka tirsan Ismaamulka Somalida Itoobiya.

Cali Siciid ayaa shaaca ka qaaday inay Gabdhahaasi afduubteen dad reer miyi ah oo hubaysan, wuxuuna tilmaamay inay hayaan xog rasmi ah oo muujinaysa in Gabdhaha la geeyay deegaanka Kaxandhaale oo ay maamusho dowladda Itoobiya.

header

Gudoomiyaha ayaa intaa ku daray inaysan ka war haynin xaalada ay ku sugan yihiin Gabdhahaasi iyo sababka ka danbaysa afduubkooda.

“Degmada Baadiyaheeda ayaa laga afduubtay, waxaana maqlay inay afduubteen dad qabiilaad ah oo dadka shacabka ka mid ah, waxayna geeyeen Kaxandhaale, wax war ah oo dambe oo aan ka hayno ma jirto, waa laba dumar ah oo sheebab ah, sababta ma aanan ogaanin waxaan maqalnay kaliya in dadka la afduubtay ay ahaayeen reer miyi ah, dadkaasi dad xoolo raacato ayeey ahaayeen wax kale oo shaqo ah oo ay hayeen majirto.” Ayuu yiri Gudoomiyaha Galinsoor.

Gudoomiyaha deegaanka Galinsoor ayaa sheegay inay xogta ay hayaan la wadaageen maamulka Galmudug iyo Dowladda Federaalka Somaliya, wuxuuna intaa raaciyay inay socdaan dadaalo la doonayo in lagu soo furto labada Gabdhood ee laga afduubtay deegaanka Galinsoor.

 

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA

ISHA KU HAY SHABAKADEENA MUQDISHO TV

NAGALA SOO XIRIIR :- EMAIL:- MUQDISHOTV1@GMAIL.COM

 

ADS

WARARKA MAANTA

Riyad-Ozel-Erdogan-Sisi-Gizli-Bulusmasi-51573.riyad-Özel-erdoğan-sisi-gizli-buluşması-70634.erdogan-suud-ozel Turkiga oo jawaab kulul ka bixiyey dalab daan-daansi ah oo ka yimid xulufada Sacuudiga Ankara
- Jun 24, 2017
Dowladda Turkiga ayaa ku gacan seertay dalab ka yimid afar dal oo Carbeed oo ...
ROOB DEG DEG UDHAGEYSO| Abu Mansuur oo isku dhiibayo DFS & Dalabkii Farmaajo oo guuleystay
- Jun 24, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay war lama filaan ah kaas oo wadaadka Mukhtaar Roobow ...
Ugand-1-640x427 SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Kampala kula kulmay Yuweri Musevani
- Jun 24, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri ...
bbc-news-2008 (1) Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal
- Jun 24, 2017
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu markale hawlgal diblomaasiyeed ...
FB_IMG_1487861780501 Sacuudiga & Imaaraadka oo diyaarinaya Qorshe Lagu Xirayo Ganacsiga Soomaalida & Xawaaladdaha oo…
- Jun 24, 2017
Khilaafaka Siyaasadeed ee u dhaxeeya wadamada Khaliijka ayaa waxaa laga cabsi qabaa in uu ...
QADAAA Dhageyso| Qatar oo ka Jawaabtay Shuruudihii Sucuudiga & Xulufadiisa aykusoo Rogeen !
- Jun 24, 2017
Dalka Qatar ayaa diiday dalabkii 13-ka qodob ahaa ee ay dowladaha Carabta hordhigeen, waxaana ...
muqdisho1 Video| udoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha
- Jun 24, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dukaameysi weyn ka sameeyay Suuqa Bakaaraha xili ay dadka isku ...
news-update- Qisadii Sadexdii nin ee Allah imtaxaamay iyo natiijadii imtaxaankaas – Qisooyin uu nabi
- Jun 24, 2017
Nolasha aduunyadu waa imtaxaan. Allah (SWT) waxa uu adoomadiisa ku imtaxaanaa imtaxaano kala duwan. ...
BRS DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka
- Jun 23, 2017
DAAWO| Ninkii isku qarxiyey Magaaladda Makka al Mukarama & Sidii eebe ubad baadiyey Xaramka فيديو ...
Khadiijo-Maxamed-Diiriye Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa sheegtay Dowladda Federaalka
- Jun 23, 2017
Wasiirkii Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboledka maamulka Jubbaland Maxamed Yuusuf Aw Libaax ayaa xalay ...
xxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx VIDEO| Argagaxiso qarxin leheyd Xaramka oo laqabtay Mid isqarxiyey Tirada waxy …….
- Jun 23, 2017
Dowladda Sacuudiga ayaa goor dhoweyd shaacisay inay hay’addaha ammaanka dalkaasi ay ka hortageen falal ...
dabu_1 DEG DEG: Mareykanka oo Liiska Argagaxisadda aduunka ka saaray Sh Roobow Abu Mansuur
- Jun 23, 2017
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykanka ay liiska argagixisada ka saartay ...
Yuusuf-Garaad Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ka dhisay Soomaaliya
- Jun 23, 2017
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in saldhigga Milateriga ee Turkiga ...
Islow Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud
- Jun 23, 2017
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in isbedel ku sameynayo Amniga guud ee  magaalada ...
Farmaajo-3 Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda
- Jun 23, 2017
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo kamid ah madaxda ka qeybgalaysa ...

……………

loading...