Faah Faahin:- Shilkii Gaari ee lagu Hoobtay ee ka dhacay……

Filed under: WARARKA MAANTA |

Shil gaari oo naxdin leh ayaa ka dhacay Deegaanada Soomaaliland kaas oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

ku dhawaad 2 ruux ayaa ku geeriyootay 7 kalana dhaawac ayaa soo gaaray kuwaas saarnaa gaari ka soo baxay Magaalada Berbera kuna sii jeeda Magaalada Burco.

header

Gaariga ayaa waxaa uu shilka ku galay Meel u dhow Degmada Sheekh waxaana goobta shilka uu ka dhacay gaaray Ciidamada Booliska Maamulka Soomaaliland oo halkaa ku caawiyay dadkii shilka ku dhaawacmay kuwaas oo la geyay Isbitaalka Burco

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA