Maraykanka oo Muqdisho keenay diyaaradihii lagula dagaallami Lahaa Al-shabaab ……..

Filed under: WARARKA MAANTA,XULKA WARARKA |

Dowladda Maraykanka ayaa magaalada Muqdisho waxa ay kentay diyaaradihii loogu talogalay in lagula dagaallamo Al-shabaan, kuwaasi oo laga soo dejiyey Xalane.

12 diyaarad oo 5 ay miig yihiin, 7-dana Helicopter ayaa naloo xaqiijiyay in Xalane ay kasoo degeen xalay saq dhexe, waxayna gaar u ahaan doonaan diyaaradahan howlgalka Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu Maraykanka soo kordhin doonaa maalmaha soo aaddan ciidamadiisa ka jooga SOomaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Diyaradahan ayaa caawin doona ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka, waxaana ay ka howlgeli doonaan deegaannada ay ku sugan yihiin Al-shabaab.

header

Maraykanka oo dhowaan dalka looga dilay askari ayaa hadda u muuqda mid doonaya inuu usoo aargudo askarigii laga dilay.

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA