Hampalyo hampalyo Hampalyo Tahniyad Aroos Farxad leh Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho

Tahniyaad Aroos Farxad leh   Dhaamaan shaqaalaha  iyo Warbaahinta Muqdishotv.com   oo ugu Horeeyo  Tafatire Daahir calasow dhux yare

Waxay  Halkaan Tahniyad  Farxad lehMarinayaan lamaanaha is calmaday ee sanadka Farta iyo Faraantiga Faraska iyo geenyada Sharmaake Nuur Cumar iyo  Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar  oo Maherkooda ka dhacay  Wadanka Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho ee Xaafada Deyniile Waxan leenahay Galgaceel ku aqal gala Caashaqa ku doogsada Muxibada ku diirsada darmo Qura kuwada lada isna daa daheeyo Noqda ul iyo diirkeed Gurigiina laga daa dorayo Was waas iyo  dira dira ka Nabad galaa dhaqan wada dulqaadkiyo Hadal dabacsanaanta usii daaya laamaha Caashaqa ha dareere isku doonis baa tihiin isku diirad kaliya danta meel u wada jira dareenkane wadaage ubad Khery qaba kala helaaa ubad diinta leh kala hela Aamiin Aamiin Aamiin

FB_IMG_1493028309199

Dhamaan Reer Nuur Cumar 

Aabe Nuur Cumar iyo Hooyo Xaliimo Maxamed Calasow Salaad Maxamed Calasow Muxumed  Maxamed Calasow  Maxamed Noor Cumar Masaari Nuur Cumar Cawil Nuur Cumar Maxamuud Nuur Cumar Farxiyo Nuur Cumar Raxmo Nuur Cumar Nasteexo Nuur Cumar Iqra Nuur Cumar Xaliimo Nuur Cariif

Oo Aan Halkaan lagu soo koobi karin

Waxay Halkan Tahniyad ugu wada diyaraan Lamaanaha iscalmaday ee sanadka  Farta iyo Faraantiga Faraska iyo geenyada Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho ee Xaafada Deyniile Waxan leenahay  Noqda kuwii isku waara ubad khery qaba kala helaaa Aamiin Aamiin

Dhamaan Reer Maxamed Cumar

Aabe Maxamed Cumar iyo Xaawo shiiq ciise Samiiro maxamed cumar Najmo Maxamed Cumar hani maxamed cumar liibaan maxamed cumar cabdi naasir maxamed cumar cabdalla Maxamed Cumar cabdi raxmaan maxamed cumar Axmed Noor maxamed cumar maryan ruun maxamed cumar Ayaan maxamed cumar

Dhamaan Reer Maxamed Cumar 

Oo Aan Halkaan lagu soo koobi karin

Waxay Halkan Tahniyad ugu diryaan lamaanaha is calmaday ee sanadka Farta iyo Faraantiga Faraska iyo geenyada Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho ee Xaafada Deyniile Waxeeyna leeyahiin noqda kuwi isku Waraa ubad qayr qaba kala hela Aamiin Aamiin Aamiin

image-0-02-05-bcb3fe78451618322c07bb7bd536305e467218c9cb04a57cea9d2b9bb69f733b-V

 

yuu cali daahir Qeys daahir cali Gurey daahir cali   iyo  Dhamaan  Reer shiiq ciise cabdi karin shiiq ciise cabdulaahi shiiq ciise sacdiya shiiq ciise shukri shiiq ciise hidaayo xaanshi

Oo Aan  Halkaan lagu soo koobi karin

 

Waxay Halkan Tahniyad ugu wada diyaraan Lamaanaha is Caashaqay Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho ee Xaafada Deyniile Waxan leeyahiiy  noqda kuwi isku Waraa ubad qayr qaba kala hela  Wiil iyo caano Gabar iyo lacag guurkiin guuri qeyr  gurigina guri nagi guulow kayeel

Dhamaantiin ducada ilaaah haniiga Aqbalo Aamiin Aamiin Aamiin  Heesta Arooska oo aan si Gaar ah ugu soo xulay cawaale Aadan 

Waxa Qoray Daahir Calasow dhux yare 

 

FADLAN ARAGTIDAADA HALKAN KA DHIIBO

RA'YIGA DADWEYNAHA

ISHA KU HAY SHABAKADEENA MUQDISHO TV

NAGALA SOO XIRIIR :- EMAIL:- MUQDISHOTV1@GMAIL.COM

 

ADS

WARARKA MAANTA

BOSASO-1 Akhriso magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii isku qarxiyey Boosaaso + Sawirro
- May 24, 2017
Shalay Waxaa Magaalada Boosaaso ka dhacay qarax aad u weyn kaasoo geystay Khasaaro isugu ...
taabit Maxuu ka dhigan yahay Isbadalkii Lama Filaanka ahaa ee Gudoomiye Taabit?
- May 24, 2017
Musuq maasuqa ma ahan kaliya in lacag la xado ama wax la is daba ...
shakur C/Raxmaan C/Shakuur oo qoray Sheeko dhexmartay Amiirka Shabaab & Oday…
- May 24, 2017
Waa dood dhexmartay Amiirka Alshabaab iyo Oday Xareed oo ku saabsan sababta uu Amiirka ...
7-3 Sawirro:- Daawo Yaa ka dambeeyey Ismiidaamintii Boosaaso !
- May 24, 2017
Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha Magaalada Boosaaso, gaar ahaan bar ...
Breaking-News Rasmi:- Wadankee ayuu udhashay Ninkii Isku Qarxiyey Manchester !
- May 24, 2017
Booliska Dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu ogaaday Magaca iyo Shaqsiyadda qofkii ka dambeeyay Weerarkii ...
Framajo-Riyad SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo si qurux badan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Riyaad …………..
- May 21, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga. Wafdiga madaxweyne Farmaajo oo ka ...
farmajo-gas DHAGEYSO| Puntland oo muujisay Awoodeeda & DFS oo war cad kasoo saartay ……………
- May 21, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn ula yaaban awooda maamul goboleedka Puntland kuwaas oo sidii ...
BR DFS oo awoodi weysay iney dhaqan geliso Amar kasoo baxay Golaha Wasiirada
- May 21, 2017
Waxaan wali magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ka hirgalin amarkii 11/05/2017 bishaan kasoo baxay ...
BREAKING WAR DEG DEG AH: Sargaal Muhiim u ahaa DF oo Warqad is casilaad ah u gudbiyay Madaxweyne Farmaajo
- May 21, 2017
Warar goor dhow aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in uu is casilay Taliye ...
IMG_669563-3B575D-0E6C66-D51CDE-A5F4D4-BF1BEB-620x330 DEG DEG: Deeqo Diraac oo ku dhax geeriyootay Xabsiga dhexe ee Xamar
- May 21, 2017
Wararka aan ka heleyno Xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Xabsigaas ...
degdeg Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa ……….
- May 21, 2017
Wararka aan ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
1412371836000-KENS-VAULT-breaking-news-blank-logo-600x630 AlShabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay Cilmi Maxamed Sugulle ………….
- May 21, 2017
Maxkamada Ururka Al Shabaab, ayaa xukun dil ah waxa ay ku fulisay nin lagu ...
BRS Xildhibaano u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Mooshin Xasaasi ah
- May 21, 2017
Warar ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa waxaa ay sheegayaan in 59 Xildhibaan oo ka ...
DSC_0234 Xaqiiqda tirada xildhibaanada madasha horusocod iyo 5 waxyaabood oo laga bartay!
- May 20, 2017
Waxaa dhawaan laga dhawaajiyey in ku dhawaad 100 Xildhibaan ay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ...
amisom Zambia oo ciidamo u soo dirtay Somaliya ……
- May 20, 2017
Dowladda Zambia ayaa markii ugu horeysay ku soo biirtay qaybta Booliska ee Amisom iyada ...

……………

loading...