FALANQEYNTA

20170515_234707

LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may www.muqdishovt.net ……..

LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may www.muqdishovt.net ……..

Qeybta FALANQEYNTA

Video Collage Maker_QSRLJA

Hampalyo hampalyo Hampalyo Tahniyad Aroos Farxad leh Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho

Tahniyaad Aroos Farxad leh   Dhaamaan shaqaalaha  iyo Warbaahinta Muqdishotv.com   oo ugu Horeeyo  Tafatire Daahir calasow dhux yare Waxay  Halkaan Tahniyad  Farxad leh u Marinayaan lamaanaha is calmaday ee

Continue Reading »

FALANQEYNTA Archives

17523515_188773774958572_1771704959474957951_n
Todobaadka dowladda Koonfur Galbeed iyo shacabkeeda oo si rasmi ah uga bilawday Magaalada Baydhabo
- Mar 26, 2017
Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed si rasmi ah kaga furmay kulanka is aaminaada iyo isla xisaabtanka Maamul Koonfur Galbeed iyo shacabka. Kulankaan ayaa ...
farmaajo4
XOG MUHIIM AH BAL ILA ARKA Farmaajow is ka FIIRI!
- Mar 26, 2017
Formaajow is ka FIIRI! Ma kulanno, haddana waan wada joognaa mar walba. Midkeenba kan kale ayuu ku dhexjiraa, haddana ka baxsan yahay. Is ma naqaan ayaan filaa, in aan is naqaanna ...
shariif
Aqriso:- Reer Muqdisho Oo War Cajiib Ah Ka Faafiyey Sheekh Shariif Sheekh Axmed !!!
- Nov 22, 2016
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa war cajiib ah ka faafiyey musharax Sheekh Shariif Axmed oo kamid ah xubnaha doonaya iney noqdaan madaxweynaha Soomaaliya. Shacabka ayaa ku sheekeysanaya in Sheekh Shariif ...
Logo-hirshabelle-10
Banaadir Techno oo iibinaya Domainka Hirshabeele.com !!!
- Nov 15, 2016
Company-Ga Banaadir techno ayaa suuqa soo dhigay Magacyo badan oo domain ah Kasoo ku dhawaaqay inuu iibinayo, Banaadir Techno ayaa sheegay inuu Hayo Domaino Caalami ah & local ah ba ...
trmm
Somalida Mareykan ka oo Wadnaha Farta kuhaya kadib Guushii Trump…..
- Nov 10, 2016
Soomaalida ku nool Gobolada Dalka Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay in Madaxweynaha cusub ee Dalka Mareykanka loo doortay Donald Trump. Donald Trump ayaa xilka Madaxtinimada Dalka Mareykanka waxaa uu kaga guuleystay ...
hirshab
Maamulka Hirshabeele oo Maanta soo afjaraya Tartankii Musharaxiinta Kuraasta……
- Nov 7, 2016
Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ay doortaan xubnaha u tartamaya 8-da kursi ee maamulkaasi uga soo aadey aqalka sare. Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan ...
Muqdisho
Maxaabiis kuxiran Cadaado oo Muqdisho loo wareejinayo…..
- Nov 5, 2016
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Somaliya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa sheegay inay Muqdisho u soo wareejinayaan Maxaabiis ku xiran Deeganada Maamulka Galmudug. Axmed Cali Daahir oo shalay tagay Magaalada Cadaado, ...
2016-10-03_10.02.07
Halkee buu kudambeeyaa Khilaafka
- Oct 3, 2016
Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Magaalada Muqdisho, Jamaal Xaaji Aadan ayaa waxuu beeniyay wararka ku aadan in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay mas’uuliyiinta Ururka Goboleedka IGAD iyo ...

Next Page »

RIIX HALKAN