WAREYSIYO

20170515_234707

LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may www.muqdishovt.net ……..

LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may www.muqdishovt.net ……..

Qeybta WAREYSIYO

Video Collage Maker_QSRLJA

Hampalyo hampalyo Hampalyo Tahniyad Aroos Farxad leh Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho

Tahniyaad Aroos Farxad leh   Dhaamaan shaqaalaha  iyo Warbaahinta Muqdishotv.com   oo ugu Horeeyo  Tafatire Daahir calasow dhux yare Waxay  Halkaan Tahniyad  Farxad leh u Marinayaan lamaanaha is calmaday ee

Continue Reading »

WAREYSIYO Archives

garacad1
“Waqooyiga waxaan ka dhigi doonnaa Qabuuro lagu mrmi doono iney dadkunoolaan jireen” Waxaa Yiri….
- Oct 23, 2016
"Waqooyiga waxaan ka dhigi doonnaa Qabuuro lagu mrmi doono iney dadkunoolaan jireen" Waxaa Yiri.... Taliyaha Ciidamada Booliska Dowladda Galmudug ee Gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali “Gadaar” oo la hadlay ...
Mo_Farah_Tania_Farah_01
Mo Farah & XAASKIISA oo Shaaciyey Diinta ay Heystaan…….
- Sep 21, 2016
Mo Farah xaaskiisa oo sheegtay in ay Muslim tahay laakiin aysan tukan. Tania Farah oo ah xaaska orodyahanka Soomaaliyeed ee caanka ah Mo Farah oo wareysi dheer siisay wargeyska Ingiriiska ...
FB_IMG_1473777892020
ARRAG SAWIRADA: Jaadka Muqdisho la keenay maanta iyo badnaanshahiisa……….
- Sep 14, 2016
  Diyaarado wadda jaad badan oo laga keenay dalka kenya ayaa maanta soo caga dhigtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.  Diyaaradahaan oo wadday qaad badan ayaa kasoo dagay magaalada Muqdisho, kadib markii ...
images
Xog Cusub oo laga helay Dhaawaca Wariye C/casiis Afrika & Xaaladiisa
- Sep 14, 2016
Sida aan wararkeenii hore ku baahinay waxa ku dhaawacmay iska horimaad ka dhacay Magaalada Muqdisho Wariye C/casiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka mid ah Wariyeyaasha ka howl gala Warbaahinta dowladda. Dhaawaca ...
MUQDISHO TV
Deg Deg: Diyaaraddii Waday Madaxweyne ismaciil cumar Gelle oo soo caga dhigan weysay garoonka Aaden Cade
- Sep 13, 2016
Warar hadda muqdisho.net ka soo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa sheegaya in ay soo cagho dhigan weysay diyaaraddii siday madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Sarkaal ka tirsan dowladda oo goor dhow ...
xasan-iyo-gaas
FITNADA FEDERAALKA:- Puntaland oo Sheegtay inaanu Quseyn Go’aankii Farxada badnaa ee DFS…..
- Sep 6, 2016
Afhayeenka maamulka Puntland C/llaahi Quraan-jecel ayaa sheegey inaanu qusayn go’aanka dowlada federaalka Soomaaliya ku hakisay dayuuradihii qaadka ka keeni jiray dalka Kenya. Quraan-jecel ayaa intaa ku daray in garoomada dayuuradaha Puntland ...
news
Jubbaland oo Tarxiishay Qaxooti aysoo Celisay Kenya…….
- Aug 30, 2016
Maamulka Jubaland ayaa sheegay inay hakiyeen qaxootigii laga soo celinayay xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya. Arintan ayey u sababeeyeen kadib markii sida ay sheegeen looga baxay ballan horey looga qaaday oo ...
IMG_20160829_103025
CADEYN:- Faarax C/qaadir & Fahad Yaasiin oo Meeshii ugu Xumeed ka Mareysa…..
- Aug 29, 2016
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho si weyn looga dareemay loolanka siyaasadeed ee u dhaxeeya Xildhibaan Faarax Sheekh Cabduqaadir oo ah saaxiibka ugu dhaw Madaxweynaha Soomaaliya iyo Fahad Yaasiin oo ...

Next Page »

RIIX HALKAN