Home » Archives by category » CAYAARO
DAAWO+VIDEO Asensio Oo Is Baray Barca, CR7 Oo  Gool Qurux badan ka dhaliyay Barca  Qatayne  Kaar Gaduudan  Iyo Barca Lagu Soo Dubtay Gurigeeda !!!!!!!!!!

DAAWO+VIDEO Asensio Oo Is Baray Barca, CR7 Oo Gool Qurux badan ka dhaliyay Barca Qatayne Kaar Gaduudan Iyo Barca Lagu Soo Dubtay Gurigeeda !!!!!!!!!!

Waxaa soo gaban gabowday ciyaartii udhaxeysay naadiyada Barcelona iyo Real Madrid, ee ka tirsaneed Koobka Supercop-ka, dalka Spain, islamarkaana ahaa Lugta kowoaad ee Koobkaan. Kulankaan ayaa wuxuu ka dhacayay garoonka camaaliqadda dalka Spain ee Barcelona, iyadoon Bluagrana lagu soo daaray 3-1, waxaana goolka furitaanka uu iska dhaliyay Daafaca Barcelona ee Gerrad Pique. Balse Messi ayaa […]

DAAWO| Goolkii Fadeexadda ahaa ee Pique uu iska dhaliyey kulankii Barca-Real

Gerard Piqué ayaa kooxdiisa ka dhaliyay gool ka dib kubad si weyn ay u dhiseen Isco iyo Marcelo Kubad koorno ka timid ayaa waxaa maamulay Isco kaasi oo baas sixir ahaa siiyay Marcelo Marecelo ayaa kubaddaas ku qajafeeyay goosha Barcelona balse Gerard Piqué oo inta uu difaac is lahaa waxaa uu giliyay gooshooda waxa ayna […]

Continue reading …
LIVE TOOS U DAAWO EL Clasico  BARCENOLA VS REAL MADRID Toos u daawo ciyaarta adeg …

LIVE TOOS U DAAWO EL Clasico BARCENOLA VS REAL MADRID Toos u daawo ciyaarta adeg …

Continue reading …
Dhageyso:- Barnaamijka Xidigaha ee Ciyaaraha Gool FM & Wariye Max’ed Qadar !

Dhageysatayaal Waxaan Halkan idinkusoo Gudbineynaa Wararkii ugu dambeeyey ee Ciyaaraha & Mid kamid ah Barnaamijyada Ugu Shidan Ciyaaraha SOMALIDA oo ay Wariyeyaasha Soomalaiyeed Soo saaraan Waana Xidiga Wariyeyaasha Wariye Max’ed Qadar Ibraahim Daahir.   Isha:- JL

Continue reading …
Wararkii ugu dambeeyey ee Barcelona ee ku aadan Erikson & Xog cusub ………….

Maalin wanaagsan akhristayaasha sarafta lehow meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan, kuna soo dhawaada barnaaamijkeenii maalin laha ah ee aanu sida joogtada ah idiinku soo gudbino waxyaabaha ay wargaysyadu ka qoraan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa si rasmi ah u furmay July 1, waxayna kooxuhu si wayn ugu hawlan yihiin […]

Continue reading …
Isco Oo Ogolaaday Inuu Heshiis Cusub Saxiixo, Mushaarkiisa & Lacagta Lagu

Real Madrid ayaa ku guuleysatay iney ka dhaadhiciso Isco Alcaron inuu saxiixo heshiis cusub oo kooxda kusii heyn kara ilaa 2022, balse lacagaha lagu jabin karo heshiiskiisa ayaa ah mid waali ah sida ay ilo ku dhaw kooxda u xaqiijiyeen wargeyska AS. Xidigaan heerka caalami wuxuu madaxa la galay 12-kii bilood ee ugu dambeeyay qandaraaska […]

Continue reading …
Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya gudaha Ingiriiska – Liverpool ayaa dhigeeda Barcelona ku wargelisay qiimaha ay

Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya gudaha Ingiriiska – Liverpool ayaa dhigeeda Barcelona ku wargelisay qiimaha ay kaga samri karto kubad sameeyaha reer Brazil Philippe Coutinho kaas oo la sheegay inuu kooxdiisa ka codsaday in la iibiyo. Kooxda ka dhisan gobolka Catalan waxey si ba’an ugu raad joogtaa Philippe Coutinho si kooxda loogu xoojiyo iyadoo […]

Continue reading …
Wargeyska Don Balon Oo Kashifay Xidigaha Uu Lionel Messi Doonayo In Lagu Xoojiyo Kooxda Barcelona – Kuma Jiro Dybala.

Barcelona ayaa weysay xidig yaraha qaranka Brazil Neymar Junior kaas oo isbuucii lasoo dhaafay lacago rikoor ah oo gaaraya 198 Malyan oo Pound ugu biiray Paris Saint Germain.Horyaalka La Liga ayaa bilaaban doona todobaadka soo aadan iyadoo Ernesto Valverde uusan si weyn ugu kalsooneyn kooxdiisa madama uu raadinayo badalka Neymar. Balaugrana waxey u kaba qaadatay […]

Continue reading …
LIVE  MLS All-Stars VS Real Madrid Toos u daawo ciyaarta hada socoto ……………..
Continue reading …
LA OGAADAY:- Goormaa Verrati uuku biirayaa Manchester United ……

Manchester United ayaa talaabo u qaaday helitaanka ciyaariyahanka khadka dhexe Paris Saint Germain & qaranka talyaaniga Marco Verratti sida ay ku waramayaan warbixino ka imaanaya Ingiriiska gaar ahaan jariiradda Mirror. Red Devils waxaa loo sheegay iney heli karaan xidigii hore Pescara, balse waa in heshiiska uu qeyb ka noqdaa Anthony Martial – inkastoo loo arko […]

Continue reading …
Page 1 of 3123