Home » Archives by category » LIVE TOOS AH
DAAWO+VIDEO Asensio Oo Is Baray Barca, CR7 Oo  Gool Qurux badan ka dhaliyay Barca  Qatayne  Kaar Gaduudan  Iyo Barca Lagu Soo Dubtay Gurigeeda !!!!!!!!!!

DAAWO+VIDEO Asensio Oo Is Baray Barca, CR7 Oo Gool Qurux badan ka dhaliyay Barca Qatayne Kaar Gaduudan Iyo Barca Lagu Soo Dubtay Gurigeeda !!!!!!!!!!

Waxaa soo gaban gabowday ciyaartii udhaxeysay naadiyada Barcelona iyo Real Madrid, ee ka tirsaneed Koobka Supercop-ka, dalka Spain, islamarkaana ahaa Lugta kowoaad ee Koobkaan. Kulankaan ayaa wuxuu ka dhacayay garoonka camaaliqadda dalka Spain ee Barcelona, iyadoon Bluagrana lagu soo daaray 3-1, waxaana goolka furitaanka uu iska dhaliyay Daafaca Barcelona ee Gerrad Pique. Balse Messi ayaa […]

LIVE TOOS U DAAWO EL Clasico  BARCENOLA VS REAL MADRID Toos u daawo ciyaarta adeg …

LIVE TOOS U DAAWO EL Clasico BARCENOLA VS REAL MADRID Toos u daawo ciyaarta adeg …

Continue reading …
Wararkii ugu dambeeyey ee Barcelona ee ku aadan Erikson & Xog cusub ………….

Maalin wanaagsan akhristayaasha sarafta lehow meel kasta oo aad aduunka ka joogtaan, kuna soo dhawaada barnaaamijkeenii maalin laha ah ee aanu sida joogtada ah idiinku soo gudbino waxyaabaha ay wargaysyadu ka qoraan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa si rasmi ah u furmay July 1, waxayna kooxuhu si wayn ugu hawlan yihiin […]

Continue reading …
LIVE TOOS U DAAWO REAL MADRID OO KU GUULESATAY KOOBKEEDI 33 AAD EE  LALIGA  MARKEY GARACDAY MALAGA TOOS U DAAWO DABAALDAGA  KOOOXDA REAL MADRID

LIVE TOOS U DAAWO REAL MADRID OO KU GUULESATAY KOOBKEEDI 33 AAD EE LA LIEGA MARKEY GARACDAY

Continue reading …
LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may  www.muqdishovt.net ……..

LIVE Toos u Daawo Munaasabadda 15 ka may www.muqdishovt.net ……..

Continue reading …
Hampalyo hampalyo Hampalyo  Tahniyad Aroos Farxad leh Sharmaake Nuur Cumar iyo Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar oo Maherkooda ka dhacay Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho

Tahniyaad Aroos Farxad leh   Dhaamaan shaqaalaha  iyo Warbaahinta Muqdishotv.com   oo ugu Horeeyo  Tafatire Daahir calasow dhux yare Waxay  Halkaan Tahniyad  Farxad leh u Marinayaan lamaanaha is calmaday ee sanadka Farta iyo Faraantiga Faraska iyo geenyada Sharmaake Nuur Cumar iyo  Gacalisadiisa aan ka dhicin Ifraah Maxamed Cumar  oo Maherkooda ka dhacay  Wadanka Somaali Gaar ahaan Magaalaada Muqdisho ee Xaafada […]

Continue reading …
LIVE – TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waa Kuma Farmaajo mise xasan ama Shariif…………..

LIVE – TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya waa Kuma Farmaajo mise xasan ama Shariif…………..

Continue reading …
DHAGEYSO| Shabab oo Baahiyey Qaabka dagaalyahanadeeda ugaleen Xerada Kulbiyoow ee Ciidanka Kenya !!!

Guutada Ashahiid Saalix Nabhaan, waxaa loogu magac daray sargaal shisheeye ah oo katirsanaa kooxda AlShabaab kaas oo lagu dilay weerar diyaarado dagaal ka geysteen Dhoobley sanado kahor. Kooxdan ayaa lagu xasuustaa iney geysteen weeraro xoogan oo ka dhacay gudaha Soomaaliya, waxaana kamid ah weerarkii deegaanka Ceel-cadde halkaas oo Kenya looga dilay askar ka badan 150. […]

Continue reading …
Xogo Cusub oo laga Helayo Weerarkii lagu Xasuuqay Ciidanka Kenya ee la kadhacay Deegaanka Kulbiyoow

Kooxda AlShabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday fariisimadii ciidamada Kenya ee deegaanka Kulbiyow oo ku yaal gobolka Jubbada Hoose. Weerarkan oo bilowday saqdii dhexe xalay ayaa gaaray ilaa saaka barqadii waxaana uu ahaa mid kamid ah weeraradii ugu xooganaa ee lala bartilmaameedsado ciidamada Amisom ee ku sugan Soomaaliya. HADABA YAA FULIYAY WEERARKA? Kooxda AlShabaab ayaa […]

Continue reading …
DHAGEYSO| Qaabkii Shabab kii Shabab ayku galeen Xerada Ciidamada Kenya ee Kulbiyoow & Meydadkooda oo daadsan…………..

Kooxda AlShabaab ayaa shegtay in ku dhawaad 57 askari ay Kenya kaga dishay dagaal xoogan oo saaka ay ku qaadeen fariisin ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee gobolka Sh/Hoose -Dhanka kale  KDF-ta ayaa shaaca ka qaaday iney iska difaaceen weerarkii AlShabaab inkastoo qasaaro xoogan uu kasoo gaaray – Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ku […]

Continue reading …
Page 1 of 41234