Home » Archives by category » WARARKA MAANTA
DEG DEG Dagaal qaraar oo ka dhex Qarxay Galmudug & Ahlu Sunna …….

DEG DEG Dagaal qaraar oo ka dhex Qarxay Galmudug & Ahlu Sunna …….

Ciidamo Beeleed la sheegay in ay garab ka helayaan Kuwa maamulka Galmudug ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Xeraale ee gobalka Galgaduud oo ay maalmahaan ka socdeen dagaalo culus iyo sidoo kale deegaanka Mareer-gur oo ay gacanta ku haayeen Ahlusunna sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka. Wararka aan ka helnay dadka deegaanka ayaa sheegaya in […]

Madaxweyne Farmaajo oo Si deg deg ah War uga soo saaray Weerarkii

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Hay’adaha amaanka dalka ku amray in baaritaan degdeg ah lagu sameeyo xasuuqii loo geystay qoyskii gaariga la socday ee 15-kii Bishan lagu rasaaseeyay Degmada Hodan ee G/Banadir. Madaxweynaha ayaa sheegay in baaritaanka weerarkaasi loo geystay qoyska Ganacsade Xasan Cabdi Cawad looga fadhiyo Hay’adaha amaanka ee ku shaqada leh amniga. […]

Continue reading …
Dagaal fool ka foola oo laga cabsi qabo inuu ka dhex qarxo Galmudug iyo Ahlusuna & Rasaas goosgoosa oo socta

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in goordhow ay gudaha u galeen deegaanka Mareergur ee gobolka Galgaduud. Ciidamada oo ku hubeysan Hubka noocyadooda kala duwan ayaa sal dhigtay deegaanka Mareergur, iyadoo ay dhaqdhaqaaqaasi ku baxeen ciidamo kale oo taabacsan maamulka Ahlusuna. Ciidamada maamulka Galmudug ee iminka gudaha u galay Mareergur, ayaa kasoo […]

Continue reading …
Sawirro: Muqdisho oo laga hirgaliyay taaladii ugu quruxda badneyd & Shacab durba ku xoomay

Waxaa muddo sanad iyo bar kadib xariga laga jaray Taalada Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho. Taalada oo dayactir iyo qurxin lagu sameeyay ayaa waxaa suuragashay in xariga laga jaro habeenimadii xalay. Xarig ka jarka taalada kadib ayaa waxa ay ishu qabaneysay tobaneeyo qof oo halkaa isku sawiraayay kuwaa oo qaarkood loo fasaxay inay gudaha u […]

Continue reading …
Qaabkii uu ku bilowday Khilaafkii Godane & Abu Mansuur Maxaase laga bartay ?

ASC- Dhammaan dadka Soomaaliyeed, salaam kadib, waxaan jecelahay inaan xalkan idin kusoo gudbiyo warbixiin xaqiiq ah oo kooban taas oo ku saabsan Shakhsi ahaan Sheekh Mukhtaar  Roobow Dabeecadiisa, Aqoontiisa iyo hab dhaqankiisa  guud ahaan iyo goorta uu soo bilaawdey khilaafka ka dhaxeeyey asiga iyo Axmed Godane iyo weliba waxaa sabab u ahaa khilaafkaas inta aan […]

Continue reading …
Janan nabaddoon ah iyo wadaad waranle ah! (Farqiga u dhaxeeya Galaal iyo Shaakir)

Magagga maalmaha, waxaad malo’awaasho waxaa ka badan inta ku soo marta, ee aad muuqsato maragna u noqoto. Noolow ayaamo uun adiga ayaa arkaya naadir iyo wax aad la anfariirtee. AMAKAAG! Cimrigaaga oo raaga, geel dhalaana waa ku tusaa! Warka ugu xiisaha badan, waa General Maxamad Nuur Galaal, taliyihii hore ee ciidamada xoogga dalka, xilligii dawladdii […]

Continue reading …
Xildhibaan ku geeriyooday magaalada Jowhar (Magaca+Sababta)

Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hir-Shabeelle ku geeriyooday mid kamid ah Xildhibaanada maamulka. Marxuumka Xildhibaanka ahaa ayaa waxaa la oran jiray Aadan Macalin waxa uuna ku geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Jowhar. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay geerida marxuumka, waxaana la sheegay inuu ahaa 55 Sano jir. Waxaa maanta lagu wadaa in […]

Continue reading …
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Galmudug Mahad Maxamuud

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha ee Galmudug Mahad Maxamuud, ayaa eedeyn kala dul dhacay maamulka Ahlusuna ee wadahadalka kula jira Galmudug. Wasiirka ayaa sheegay in maamulka Ahlusunna ee gobollada dhexe uusan daacad ka ahayn wadahadallada, balse ay u muuqato maslaxooyin kale oo aan la ogeyn. Wasiirka oo la hadlaayay Idaacdaa GJ ee magaalada Muqdisho, ayaa […]

Continue reading …
Al-shabaab oo Weeraray Magaalo ku taalla Gudaha Kenya

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Degaanka Gaamba ee Ka tirsan Gobalka Taanariifa,waxaana Shabaabku ay Weerarkaasi la beegsadeen Xarumo Dowladda Kenya ku leedahay Degaaka Gaamba. Khasaaraha ka dhashay Weerarkaas ayaan la ogeyn,waxaana maqan Isgaarsiinta Degaanka Gaamba. Weerarka ay Al-shabaab ku qaadeen Degaanka Gaamba ayaa imaanaya Xilli Ciidamada Kenya ay Duqeyn ka bilaabeen […]

Continue reading …
NAXDIN & ARGAGAX:- Qaabkii Haweeney Xaamilo 8 Biloo ah loogu Kufsaday …….

Wararka ka imaanaya Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Haweeney ka mida Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Garowe oo aheyd Xaamilo lagu Kufsaday Magaaladaasi. Haweeneyda oo la heyd Uur 8 Bilood ah,ayaa la sheegay in Kaam ay ka daganeyd Magaalada Garowe lagu Kufsaday,waxaana la tilmaamay in Ninkeeda oo la joogay ay Qori […]

Continue reading …
Page 1 of 427123Next ›Last »