Home » Archives by category » XULKA WARARKA
Qaraxii Zoobe: Beesha Caalamka…Yaa Ka Hadlay, Yaa Ka Aamusay, Yaase Wax-qabtay?

Qaraxii Zoobe: Beesha Caalamka…Yaa Ka Hadlay, Yaa Ka Aamusay, Yaase Wax-qabtay?

Qaraxa sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku dhinteen ku dhawaad 300 oo qof waxaa ka hadlay dunida inteeda badan dalalka ugu waaweyn laakin inta wax qabatay ayaa aad u yar. Qaraxan oo ahaa kii ugu waxyeellada badnaa ee abid ka dhaca Soomaaliya, waxaa ka xumaaday dalal badan oo caalamka […]

Dhageyso: Wiil 7 sano jir ah oo ka sheekeynaaya qaraxii Zoobe oo uu goobjoog ka ahaa

Weerarkan oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa galaaftay nolosha inkabadan 237 qof oo xiligaa ku sugnaa isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Dadka ku dhintay weerarka ayaa waxaa u badnaa Hooyooyin, Carruur, Dad waayeelo ah iyo Arday xiligaa kasoo kala baxday goobaha waxbarashada. Dadka ka badbaaday Qaraxa ayaa waxaa kamid […]

Continue reading …
Video| Daawo Xildhibaan Si deg deg ah Dowladda ugu baaqay iney soo daad gureyso Somalida Sucuudiga !

Xildhibaan Cabdilaahi raage xuseen ayaa lahadlay Dowladda Somaiya isagoo ugu baaqay in wax weyn laga qabto xaaladda dhibaatada ay ku jiraan Somalida aan heysan ee ku nool dalka Sucuudiga isagoo ka codsaday dowladda Somaliya iney kasoo daabusho dalka sucuudiga uu ka dhamaaday waqtiga Dadka sharci la aanta ee loo qabtay. Xildhibaanka ayaa Sidoo kale waxa […]

Continue reading …
Sidii Somaliya usaameeyey Khilaafkii Khaliijka & Hagardaamada Imaaraatka …….

Murankii ka dhashay moowqifka dowladda federaalka ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka iyo kan ay ka qaateen dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareeraya, markastana waxaa kasoo kordhaya wax cusub oo arrimaha sii murjinaya. Markii hore arrinta waxa ay ku ekeyd kala aragti duwanaan oo kaliya, balse hadda waxa ay u egtahay in uu […]

Continue reading …
Maxaa u sabab ah arrinta Sheekha lagu eedeeyay inuu u gafay Nabi Maxamed (Waxbadan Ogaaw)

Waxay ahayd dhacdadii ugu saamaynta badnayd ee diin la xiriirta, dadkana isku mid ah u wada saamaysay oo dhawaanahan dhacda. Inkasta oo murunada xaga diinta ay sanadihii ugu dambeeyay kor usii kacayeen gudaha dalka Soomaaliya, ayna jireen firqooyin diimeed kala duwan oo qaarkood hubeysanyihiin, qaarkood aanan hubeysnayn, ayaa haddana arrinta ku saabsan Sheekh Cabdiweli Sheekh […]

Continue reading …
DAAWO| Musharax C/naasir Xaaji Shirwac oo Khudbad Cajiib ah ka jeediyey Shirka………..

Musharaxiintii ugu dambeysay ee doorashada Hirshabeelle ayaa maanta khudbadahooda ka jeediyay xarunta Baarlamaanka Hirshabelle ee magaalada Jowhar. Musharaxiintii maanta khudbadahooda jeediyay ayaa waxaa kamid ahaa Daahir Cabdulle Cawaale,C/maan Xasan Caddow,Yuusuf Axmed Hagar,Maxamed Caruush Diirow iyo C/naasir Maxamed Shirwac. Dhammaan musharaxiintan ayaa waxaa ay isaga mid ahaayeen in ay ballanqaadyo sameeyeen marka laga reebo musharax Yuusuf […]

Continue reading …
DEG DEG:- Musharaxa Caan ah oo Qarka Usaaran inuu noqdo Madaxweynaha Hirshabeele ……

Xildhibaanadii ugu badnaa ee kasoo Jeeda Hirshabeele ayaa Si weyn usoo dhaweeyey isla markaana ku Taageeray in Madaxweynaha maamulkaasi loo doorto Mudane C/naasir Xaaji Shirwac. Mr Shirwac oo heyb ahaan kasoo Jeeda Beel weynta Xawaadle Gaar ahaan Cabdale ayey Xildhibaanada ay Sheegeen inuu leeyahay Himilo & Hami uuku Hogaamin Karo Umada hirshabeele. Mudane Cabdinaasir ayaa […]

Continue reading …
DEG DEG UDAAWO| Muuqaalka Ninkii Fuliyey Ismiidaamintii Baled Weyne …………..

Qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhaw weerar ku qaaday maqaaxi ku dhaw koontaroolka hore ee laga gallay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.

Continue reading …
DEG DEG| Qaraxii ugu Xooganaa oo goordhow gil gilay Magaalada Baledweyne+Qasaaraha …

War deg deg ah oo goordhow Muqdishotv.net kasoo gaaray magaalada Baled weyne ayaa sheegaya in qaraxii ugu xooganaa mudooyinkan uu goordhaweyd uuka dhacay magaladaasi. Inta la xaqiijiyey 6 ruux ayaa ila aiminka ku geeriyootay waxaaba natiijo horudhac ah. Qarax uu fuliyay qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa goor dhaw weerar ku qaaday maqaaxi ku […]

Continue reading …
Sawirro: Dhismaha xarunta cusub ee BF Somalia oo dhowaan la billaabayo

Waxaa lagu wadaa in dhismo cusub lagu bilaabo Xarunta baarlamaanka Somalia ee ku taalla Isgooyska Sayidka ee magaalada Muqdisho. Xarunta baarlamaanka ayaa waxaa dhawaan dhismaha ku bilaabaya Injineero Turki ah oo garabsanaayo Injineero kale oo Soomaali ah kuwaa oo wax kusoo bartay dalka Turkiga. Injineerada dhismaha ku bilaabi doona Xarunta baarlamaanka ayaa iminka ku sugan […]

Continue reading …
Page 1 of 162123Next ›Last »